Baarlamanka Itoobiya oo maanta anisixiyey sharci shaki ku abuuray dad badan

Baarlamanka Ethiopia ayaa Khamiista maanta ah ansixiyay sharci dhigayo in ciqaab adag la dul-dhigi doono dadka ku kaca hadallada naceybka iyo maran-habaabinta ku saleysan. Ku dhawaad 300 oo mudane oo ka tirsan baarlamaanka Itoobiya ayaa ogolaatay qaanuunkaan, 23 xildhibaan ayaa diidday, halka labo kale ay ka aamustay. Baarlamaanka ayaa isku raacay in qofki lagu helo … Continue reading Baarlamanka Itoobiya oo maanta anisixiyey sharci shaki ku abuuray dad badan